Thursday, June 30, 2016

Liiska Guddiga Doorashada Soomaaliya ee Madaxweyne Xasan uu Magacaabay....

Madaxweynahan Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wareegto ku Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ee 2016.
Guddiga ayaa waxaa uu ka Kooban yahay 22 Xubnood,iyadoo laga saaray Wasiiraddii Xukumadda ku jiray ee Muranka uu ka dhashay.
HALKAN HOOSE KA AKHRISO MAGACYADA
  1. Cumar Maxamed Cabdulle
  2. Burhaan Cilmi Xirsi
  3. Mustiim Wayd
  4. Maxamed Keynaan
  5. Saciid Jaamac Cali (Qorsheel)
  6. Nafisa Geeddi Santuur
  7. Maxamed Cali Diiriye
  8. C/raxmaan Sheekh Mucaawiye
  9. Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf
  10. Saciido Maxamed Mausciid
  11. Aweys Abuukar Sokorow
  12. Sahra Cabdi Xuseen Jaamac
  13. C/casiis Sheekh Xuseen Dayib
  14. Salaad Cali Ibraahim Catoos
  15. Aadan C/naasir Maxamed
  16. Cabdullaahi Salaad Yarow
  17. Yaasiin Cabdi Jaamac
  18. Axmed Maxamed Saciid
  19. Fardowsa Maxamed Ducaale
  20. Aamina Cabdullaahi Dheerow
  21. Raaxo Maxamed Janaqow

0 comments:

Post a Comment